V4.2- Wax ka badal muuqa muuqaalkaaga, (adeegso Effects)

Tusaale, hadii aad doonto in muuqaalkaaga aad ka dhigto mid qadiimi ah oo muddo fog ka hor la duubay, adeegso Effects, wax badanna ka badal muuqaalkaaga.