Iriddeennu Way Furantahay…

Nala soo Xiriir

Wax ka Ogow

iM252
aCADEMY

Halkan, iM252 Academy, Waa Barta ay ku xiriiraan macallimiinta iyo ardeyda jecel waxbarashada, ee aaminsan in waxbarashadu aysan xuduud lahayn, fasal iyo darbiyo u baahneyn, laga heli karo meel kasta, markasta. Luqadda aanu ku hadalno waa aqoon, faaido, waxbarasho iyo farxad. Koorsooyinka ka baxa iM252 Academy waxa ay isugu jiraan qeybaha kala duwan ee aqoonta sida barashada Computer-ka, muuqaal sameynta, qoraalka degdegga, xisaabta, English-ka, iwm. Waxaan aaminsannahay in aan xiriir wanaagsan u abuureyno kuwa wax yaqaana iyo kuwa aqoonta u baahan. Ardayda ku guuleysata koorsooyinkeenna waxa ay helayaan shahaado qiimo leh.

Nala Wadaag, Su'aashaada

Waxaa inoo farxad ah in aan helno farriintaada. Waxaan ku dadaaleynaa in aan kuugu soo jawaabno si xawaaro leh, aadna ku qanci doonto insha allaah. 

Koorsooyinka

Haddii aad taabato batanka hoose, waxa aad arki doontaa guud ahaan koorsooyinka diyaarka ku ah iM252 Academy. Keliya xulo koorsada aad doonto kadibna bilow barashadeeda.

[login_fail_messaging]

Soo Dhawow

Fadlan haddii aadan horey isu diiwaangelin, daawo muuqaalka hoose si aad isku diiwaangeliso.

Gal Cinwaankaaga