V12.2- Sida loo adeegsado Motion Graphic Template (Mogrt)

Mogrt waa waxyaabo diyaarsan sida qoraallo dhaqdhaqaaqaaya oo lagu soo sameeyo After Effects si loogu adeegsado Premiere. Baro sida fudud ee aad waxyaabo qurux bdn ugu soo darsan karto Premiere.