T5.2- Barashada Xarfaha QW iyo OP

Xarfaha QW iyo OP waxa ay ku kala yaallaan 2da dhinac ee keyboard-ka. Fadlan qeybta hoose noogu sheeg sida aad ugu guuleysatay afartaan xaraf.