M9.6- Bedel taariikhda iyo saacadda Computer-kaaga ama la soco waqtiga waddamo kale.

Taariikhda Computerkaaga waa aad beddeli kartaa. Hadii aad tusaale ahaan daneyneyso in aad la socoto waqtiga wadanka aad joogto iyo wadan kale oo aad xiiseyneyso, waad la socon kartaa weliba si fudud. Daawo muuqaalkan kuna baro intaa.

Certificate Code

[login_fail_messaging]

Soo Dhawow

Fadlan haddii aadan horey isu diiwaangelin, daawo muuqaalka hoose si aad isku diiwaangeliso.

Gal Cinwaankaaga