M9.3- Si fudud u badal qaabka ay xogtaada u muuqato (Qaab weyn, qaab taxan, iwm)

Hadii aad furto Folder ay ku jiraan tusaale ahaan sawirro, qaabka ay sawirradu u muuqdaan waa aad badali kartaa, muuqaalkan ku baro sida aad u badali lahayd muuqaalka sare ee xogta ku jirta Folder kasta.

Certificate Code

[login_fail_messaging]

Soo Dhawow

Fadlan haddii aadan horey isu diiwaangelin, daawo muuqaalka hoose si aad isku diiwaangeliso.

Gal Cinwaankaaga