M8.2- Baro noocyada ka duwan ee xogta (Sida, sawir, muuqaal, cod, iwm) iyo sida loo kala garto.

Xogta ku jirta Computerkaaga waa ay kala duwantahay. Tusaale ahaan Sawir iyo Muuqaal waa ay kala duwanyihiin. Muuqaalka iyo Sawirka waxaa lagu kala aqoonsan karaa Extension-kooda ayaa kala duwan. Xog kastana Extension gaar ayey leedahay, fadlan daawo muuqaalka!

Certificate Code

[login_fail_messaging]

Soo Dhawow

Fadlan haddii aadan horey isu diiwaangelin, daawo muuqaalka hoose si aad isku diiwaangeliso.

Gal Cinwaankaaga