M7.2- Ku adeegso halkaaga shaashad barnaamijyo badan oo isku dhinac furo.

Ma daneyneysaa in aad shaashadda Computerkaaga ku adeegsato in ka badan hal barnaamij? Waxaad sameyn kartaa in tusaale ahaan aad dhanka midig ku furato hal barnaamij, dhanka bidixna aad barnaamij kale ku adeegsato, sidaana ay 2da barnaamijba shaasahaddaada ka wada muuqdaan.

Certificate Code

[login_fail_messaging]

Soo Dhawow

Fadlan haddii aadan horey isu diiwaangelin, daawo muuqaalka hoose si aad isku diiwaangeliso.

Gal Cinwaankaaga