M4.3- Sida loo sameeyo galal (Folders) isku dhex jira oo badan

Marka aad xog keydsaneyso sida sawirro iyo muuqaallo waxa aad ku dhex ridaneysaa ama ku keydsaneysaa Gal ama Folder. Hadii aad Folder ku keydsato xog, Folder kale ayaad ku dhex sameysan kartaa folderkii hore si aad ugu dhex sameysato keyd kale.

Certificate Code

[login_fail_messaging]

Soo Dhawow

Fadlan haddii aadan horey isu diiwaangelin, daawo muuqaalka hoose si aad isku diiwaangeliso.

Gal Cinwaankaaga