M4.1- Sida loo nidaamiyo waxyaabaha kuu saaran Desktop-ka

Shaashaddaada hore ee loo yaqaano Desktop, waxa ay ku wanaagsantahay in ay kuu nidaamsanaato si ay kuugu fududaato in aad si fudud u hesho xogta aad daneyneyso in aad adeegsato. Baro sida loo habeeyo waxyaabaha desktopka kuu saaran.

Soo Dhawow

Fadlan haddii aadan horey isu diiwaangelin, daawo muuqaalka hoose si aad isku diiwaangeliso.

Gal Cinwaankaaga