M14.1- Adeegso internet adigoo ku xiranaaya shabakadaha aaggaaga (Wireless-ka aad doonto)

Baro sida aad ugu xirmi lahayd shabakadaha internet-ka ee aaggaaga ka dhow. Inta ugu badan waxaa la adeegsadaa shabakadaha aan fiiladaha lahayn ee loo yaqaano Wireless. Si fudud u baro habka aad u adeegsan lahayd Wireless-ka kuu dhow.

Certificate Code

[login_fail_messaging]

Soo Dhawow

Fadlan haddii aadan horey isu diiwaangelin, daawo muuqaalka hoose si aad isku diiwaangeliso.

Gal Cinwaankaaga