Muuqaallada tijaabooyinka iyo imtixaannada

Halkan kala soo dag muuqaallada aan ku adeegsaday casharrada oo idil, iyo kuwa aad imtixaanka ku geli doontaba si aad uga sameyso muuqaallo

1- Muuqaallada webiga Halkan kala soo dag

2- Muuqaallada Diyaaradda Halkan kala soo dag

3- Muuqaallada Beeraha Halkan kala soo dag

4- Muuqaallada Xeebta Halkan kala soo dag

5- Muuqaalka Green Screen-ka Halkan kala soo dag

Sida aad ula soo dagi karto xogtan:

1- Taabo linkiga aad wax kala soo dageyso ee kore

2- Dooro muuqaalka aad la soo dageyso

3- Taabo saddexda dhibic ee kor midig, kana xulo Download.

[login_fail_messaging]

Soo Dhawow

Fadlan haddii aadan horey isu diiwaangelin, daawo muuqaalka hoose si aad isku diiwaangeliso.

Gal Cinwaankaaga