M15.1- Baro sida Computer-ka loo adeegsado adigoo keliya isticmaalaya Keyboard-ka (Qalabka wax lagu qoro)

Inta badan, Mouse-ka Computer-ka ayaan u adeegsannaa shaqooyinka Computer-ka. Balse, keyboard-ka ayaa sidoo kale loo adeegsan karaa oo waxa uu qaban karaa shaqada uu mouse-ku qabto oo kale. Ku baro casharkan dheer sida aad Computerkaaga u adeegsan lahayd adigoo keliya isticmaalaaya keyboardka computerkaaga.

Certificate Code

[login_fail_messaging]

Soo Dhawow

Fadlan haddii aadan horey isu diiwaangelin, daawo muuqaalka hoose si aad isku diiwaangeliso.

Gal Cinwaankaaga