M11.3- Ka saar Computer-kaaga barnaamij kasta oo aadan rabin (Waddooyin kala duwan)

Sida aad telefoonkaaga uga tirto barnaamijyada aad dooneyn ayaad Computer-kaagana uga tiri kartaa barnaamijyada aadan rabin. Ku baro casharkan sida aad hab fudud uga tiri lahayd barnaamijyada aadan daneyneyn ee ku jira Computer-kaaga.

Certificate Code

[login_fail_messaging]

Soo Dhawow

Fadlan haddii aadan horey isu diiwaangelin, daawo muuqaalka hoose si aad isku diiwaangeliso.

Gal Cinwaankaaga