M9.5- Qurxi shaashadda Computer-kaaga adigoo badalaaya midabada iyo sawirada shaashadda.

Si aad Computerkaaga kuugu yeesho soo-jiidasho, waxa aad badali kartaa sawirka kuu saaran shaashadda hore ee Desktop-ka adigoo saaran karta sawirkaaga ama sawirro qurxoon oo aad heysato, sidoo kale, midababada Computerkaaga ayaad wax badan ka badali kartaa, u xulan kartaana midabka aad xiisyeso.

Certificate Code

[login_fail_messaging]

Soo Dhawow

Fadlan haddii aadan horey isu diiwaangelin, daawo muuqaalka hoose si aad isku diiwaangeliso.

Gal Cinwaankaaga