M3.2- Sida loo xiro barnaamijka kuu furan….
Marka aad barnaamij furto, si fudud ayaad u xiri kartaa, u weyneyn kartaa adigoo ka dhigaya in uu shaashadda dhan qabsado, ama waad qarin kartaa adigoo hoos dhigaaya barnaamijka furan, si aad shaashada ugu adeegsato barnaamij kale.