• No products in the cart.

4.5

2

ratings 

Hadii aad tahay qof jacel in u barto sida website loo sameeyo , Koorsadan waxa aad ku baran donta sida lo sameeyo Website casri ah.

Original price was: $15.Current price is: $12. per 6 months
Course Access

1 week, 3 days

Last Updated

August 4, 2025

Students Enrolled

89

Total Video Time

6 minutes

Posted by
Certification

Maxaad ku baran doontaa koorsadan?

  • Waxa uu yahay WordPress iyo sida loogu sameeyo website.
  • Erey bixinnada website-ka iyo faham guud oo aad ka heli doonto, sida domain, hosting iyo sida loo iibsado domain kuu gaar ah.
  • Sida aad computer-kaaga ugu shuban karto Bitnami.
  • Wp-admin iyo sida aad u geli karto webkaaga cusub si aad wax uga badasho.
  • Sida loo xusho, loo iibsado, looguna shubo website-ka naqshadaha loo yaqaano WordPress themes.
  • Sida web-ka loogu sameeyo bogag kala duwan sida, homepage, contact us page, services page, iwm.
  • Sida loo saxo midabbada website-ka, astaamaha loogada, menu-ga, footerka, iwm.
  • Sida loo saaro website-kaaga internet
  • Sida loo sameysto business email professional ah oo aan ahayn midka guud ay dadka adeegsadaan sida Gmail.
  • Sida loo sameeyo page aad dhigi karto qormooyin, sawirro, muuqaallo, iwm.

Maxaad u baahantahay si aad u barato koorsadan?

Si aad uga guul-gaarto koorsadan, waxaad u baahantahay waxyaabaha soo socda:

  1. In aad wax ka taqaan ama uu kuu bilaabanyahay adeegsiga computer-ka.
  2. In aad hammi buuxa u heyso barashada website sameynta.
  3. In aad iska diiwaangeliso koorsada.

Wax Ka Ogow Baraha Koorsadan

Baraha koorsadan mudane Zakariye Maxamuud, waxa uu muddo ka badan 15 sano ku jiraa barashada iyo ku shaqeynta qeybaha kala duwan ee aqoonta Computer-ka, waxa uu bare ka yahay qaar ka mid ah jaamacadaha ugu waaweyn dalka sida Jaamacadda City iyo Jamhuuriya.

Waxa uu ku xeeldheeryahay, jecelyahay sameynta website-yada, waxa uu soo saaray kumannaan arday oo sida isaga oo kale wax ka beddela ganacsiyada dalka, una sameeya website-yo ay ku shaqeystaan.


Sida aad ku bilaabi karto koorsadan:

  • Taabo batanka Take This Course
  • Xulo Checkout
  • Buuxi foomka fudud, isna diiwaangeli
  • Khidmad-bixinta kadib way kuu furmeysaa koorsada, haddii aad la kulanto caqabad, fadlan nagala soo xidhiidh Whatsapp: +252 617 99 33 44
  • Waxaa lagugu dari doonaa WhatsApp group aad ka sii faa'ideysan doonto ardeyda ku jirta iyo aqoontooda.

Ma ogtahay in guud ahaan website-yada dunida ay badankood ku sameysanyihiin WordPress, in ka badan 46% ayaa lagu qiyaasaa, waxaa xaqiiq ah in xirfaddan ay wax weyn ka tari doonto horumarkaaga. Ku kordhi xirfadahaaga Iska diiwaangeli maanta oo bilow safarkaaga web sameynta.

Profile Photo
Mohamed Nur
4.76 4.757142857142857
2272

Studens

About Instructor

More Courses by Insturctor

Course Currilcum

    • WP1.1- Waa maxay WordPress? 00:06:00
    • WP1.2 Waa Maxay Website? 00:00:00
    • WP1.2 Maxaa la dhahaa Hosting and Domain? 00:00:00
    • WP1.3 – Install Bitnami 00:00:00
    • WP1.4 – Wp Admin 00:00:00
    • WP2.1 – Sidee Sawiro Icons Loogu Soo Darsadaa 00:00:00
    • WP2.2 – Bost 00:00:00
    • WP2.3 – Page 00:00:00
    • WP2.4 – Customises 00:00:00
    • WP2.5 – Menu 00:00:00
    • WP3.1 – Install Theme 00:00:00
    • WP3.2 – Install Design 00:00:00
    • WP3.3 – Logo Badal 00:00:00
    • WP3.4 – Slide Badal 00:00:00
    • WP4.1 – Services 00:00:00
    • WP4.2 – Contact Us 00:00:00
    • WP4.3 – Contact Form 00:00:00
    • WP5.1 – Install Theme 00:00:00
    • WP5.2 – Theme Customize 00:00:00
    • WP5.3 – Slide 00:00:00
    • Wp5.4 – Home Page 00:00:00
    • WP6.1 – About Us 00:00:00
    • WP6.2 – Menu Page 00:00:00
    • WP6.3 – Contact Us 00:00:00
    • WP7.1 – Cpanel 00:00:00
    • WP7.2 – Business Emails 00:00:00
    • WP8.1 – WordPress Online Install 00:00:00
    • WP8.2 – Final Challenge 00:00:00

Course Reviews

4.5

4.5
2 ratings
  • 5 stars2
  • 4 stars1
  • 3 stars0
  • 2 stars0
  • 1 stars0
  1. Ccshariif1994@gmail.com
    4

    Hada ayaan rabaa inaan bilaawo

  2. MNAMSHL
    5

    WAA MEEL WAXBARASHO FIICAN

  3. Excellent
    5

    Was’nt that bad lol, Sorry i had to write something ;(

Waan jecelnahay waxbarashada © iM252 Academy.