V7.2- Si ka sii fudud qaabkii hore u jarjar muuqaallada

Si ka fudud sidii aad ku soo aragtay casharkii hore ugu jarjar Premiere, qaabkan waa qaab ka fudud aadna uga xiiso badan qaabkii hore.