V5.5- Soo gabagabee jarjaridda muuqaalka, keydi muuqaalka.

Marka aad dhameyso jarjaridda, qurxinta iyo hagaajinta muuqaalka, keydso si aad ula wadaagto asxaabta, u geliso baraha bulshada ama aad ugu keydsato computerkaaga.