V4.3- Sawirro yaryar oo qurux badan ku dar muuqaalkaaga (Elements)

Elements, waa sawirro yaryar ah oo dhaqdhaqaaq leh qaarkood oo aad ku dari karto muuqaalkaaga si ay qurux gaar ah ugu kordhiso.