V4.1- Qoraallo ku dar muuqaalkaaga (Titles)

Qoraalladu waxa ay qurxiyaan muuqaalka. Horey, Gadaal iyo muuqaalka dushiisaba waad saari kartaa qoraallada. Ku baro Casharkan.