V12.1- Sida shaashadda cagaaran loogu adeegsado Premiere (Green Screen)

Chroma Key ama Green Screen, waa mid ka mid ah farsamooyinka ugu waaweyn ee loo adeegsado muuqaal sameynta, ku baro casharkan sida aad ugu adeegsan lahayd Premiere Pro CC.