V10.3- Dhaqdhaqaaqa kaamirada ka saar muuqaalka

Marka kaamiradda wax lagu duubo iyada oo gacanta lagu hayo, dhaqdhaqaaq ayaa gala muuqaalkaa, si fudud uga saar adoo adeegsanaaya Premiere.