T1.4- Sida loo xiro dibna loo soo galo barnaamijka Mavis 20

Haddii aad mashquul gasho adigoo ku jira barashada qoraalka, dhib malaha, iska xir hadda, oo halkaaga ka sii wado marka aad fursad hesho.