M9.4- Baro sida loo helo cinwaanka xog kasta oo Computer-kaaga ku jirta

Xog kasta oo ku jirta Computer-kaaga waxa ay leedahay cinwaan ama meel looga soo hagaago, taasoo kuu caddeyneysa meesha ay xogtaas kaga jirto keydka Computer-kaaga. Ku baro muuqaalkan sida aad tusaale ahaan u ogaan lahayd meesha uu yaallo sawir ku jira Computerkaaga.

Certificate Code

[login_fail_messaging]

Soo Dhawow

Fadlan haddii aadan horey isu diiwaangelin, daawo muuqaalka hoose si aad isku diiwaangeliso.

Gal Cinwaankaaga