M9.2- Si aadan isugu qaldin galalkaaga (Folders) kala badal Icons-kooda ama sawiradooda.

Folder kasta oo ku jira Computerkaaga, waxa uu leeyahay sawir yar oo muujinaaya in uu folder yahay, sawirkaas waa midka jaallaha ah ee aad arki karto in aadan folder-ka furin, oo waxa uu ka koreeyaa magaca folderka. Si fudud u baro sida loo badalo sawir-yaraha Folderkasta.

Certificate Code

[login_fail_messaging]

Soo Dhawow

Fadlan haddii aadan horey isu diiwaangelin, daawo muuqaalka hoose si aad isku diiwaangeliso.

Gal Cinwaankaaga