M8.3- Ka raadi Computer-kaaga xogta aad uga baahantahay xilliga aad u baahantahay (Waddooyin fudud)

Xog badan sida sawirro badan ayaa ku jira Computerkaaga, si fudud ayaad u raadin kartaa xogta ku jirta Computer-kaaga. Tusaale ahaan, hal Folder ayaad ka dhex raadin kartaa wixii sawir ah oo keliya, ama hadii kale, waxaad raadin kartaa muuqaal keliya iwm. Ku baro casharkan sida aad xog gaar ah uga dhex raadin lahayd keydka Computerkaaga.

Certificate Code

[login_fail_messaging]

Soo Dhawow

Fadlan haddii aadan horey isu diiwaangelin, daawo muuqaalka hoose si aad isku diiwaangeliso.

Gal Cinwaankaaga