M8.1- Si fudud u ogow astaamaha xog kasta (Sida cabirka xogta, xilliga la sameeyey iwm)

Sida aad u leedahay astaamo kuu gaar ah, sida magac, dherer, culeys, iwm, xogta Computerkana astaamo ayey leeyihiin. Tusaale ahaan, sawir iyo muuqaal ku jira Computerkaaga isku astaan maaha, waxa ay ku kala duwanyihiin, magaca, nooca xogta, cabirka xogta, iwm. Ku baro muuqaalkan astaamaha xogta computerkaaga.

Certificate Code

[login_fail_messaging]

Soo Dhawow

Fadlan haddii aadan horey isu diiwaangelin, daawo muuqaalka hoose si aad isku diiwaangeliso.

Gal Cinwaankaaga