M7.4- Si fudud u qarso xogtaada muhiimka kuu ah ee aadan jecleyn in la arko

Xogta Computer-kaaga ku jirta qeyb ayaa sir ah oo aadan jecleyn in isha dadka kale ay ku dhacdo. Ku baro muuqaalkan sida aad u qarsan lahayd una soo muujisan lahayd xogta aadan jecleyn in ay dadka kale kaa arkaan.

Soo Dhawow

Fadlan haddii aadan horey isu diiwaangelin, daawo muuqaalka hoose si aad isku diiwaangeliso.

Gal Cinwaankaaga