M7.3- Sida ugu dhaqsiyaha badan ee aad u tagi karto Desktop-kaaga (Qaabab kala duwan)

Desktop-ka waa meesha ugu horreysa ee aad arkeyso marka uu Computer-kaaga dhameysto soo kicista, waana meel ay inta badan dadka xogta muhiimka u ah dhigtaan. Muuqaalkan ku baro sida aad dhaqsiba ku tagi lahayd desktop-ka hadii uu barnaamijkasta kuu furanyahay, hal ama ka badanba.

Certificate Code

[login_fail_messaging]

Soo Dhawow

Fadlan haddii aadan horey isu diiwaangelin, daawo muuqaalka hoose si aad isku diiwaangeliso.

Gal Cinwaankaaga