M7.1- Qaababka kala duwan ee xogta loo xusho ama loo doorto (Wadooyin fudud)

Waa muhiim in aad barato sida xogta loo doorto hadii ay badantahay iyo haddii ay mid keliya tahayba. In aad barato sida xogta loo xusho waxa ay kaa saacideysaa in aad xogta aad doonto tiri karto, magaca ka badali karto, qaadi karto (Cut) ama koobiyeyn karto.

Certificate Code

[login_fail_messaging]

Soo Dhawow

Fadlan haddii aadan horey isu diiwaangelin, daawo muuqaalka hoose si aad isku diiwaangeliso.

Gal Cinwaankaaga