M6.3- Ka laabo hadii aad si qaldan wax u sameysay ama u laabo hadii ay sax kuu ahayd.

Si fudud ayaad uga laaban kartaa hadii aad waxyaabaha qaar si qaldan wax ugu sameysay, oo waxaad ka dhigi kartaa sida adigoo aan qaladkaas gelin. Tusaale, hadii aad si qaldan xog magac uga badashay, waad ka laaban kartaa adigoo magacii hore ku celinaya.

Certificate Code

[login_fail_messaging]

Soo Dhawow

Fadlan haddii aadan horey isu diiwaangelin, daawo muuqaalka hoose si aad isku diiwaangeliso.

Gal Cinwaankaaga