M5.3- Qaababka kala duwan ee wax loo tiro & sida loo soo ceshado xogta aad tirtay

Si fudud ayaad u tiri kartaa xogta aadan rabin ee Computerkaaga ku jirta. Baro 2da nooc ee wax ka tirista Computerka, adeegso nooca aad doonto markaad wax tireyso. Sidoo kale soo cesho xogta aad geliso qashin qaadka Computerka hadii aad dib ugu baahato.

Certificate Code

[login_fail_messaging]

Soo Dhawow

Fadlan haddii aadan horey isu diiwaangelin, daawo muuqaalka hoose si aad isku diiwaangeliso.

Gal Cinwaankaaga