M5.2- Sida loo habeeyo xogta (Sida sawiradaada) & sida loo kooxkooxeeyo.

Hadii aad folder ama Gal ku shubato xog sida sawirro, muuqaallo, codad iwm, waxaad xogtaas u habeyn kartaa sida ay u kala cabir weynyihiin, siday magac ahaan u kala horreeyaan amaba waad kooxeyn kartaa adigoo u nidaaminaya sida aad doonto.

Certificate Code

[login_fail_messaging]

Soo Dhawow

Fadlan haddii aadan horey isu diiwaangelin, daawo muuqaalka hoose si aad isku diiwaangeliso.

Gal Cinwaankaaga