M5.1- Wax kasta oo ku saabsan File Explorer (Meesha laga galo Folders-ka ama galalka)

Markasta oo aad folder furto waxaa kuu soo baxaaya xogta folder-kaas ku jirta, waxaana kuu soo furmaaya File Explorer oo ah barnaamijyada laga galo galalka ama Folders-ka Computerkaaga. Wax ka ogow waxa uu yahay File Explorer.

Certificate Code

[login_fail_messaging]

Soo Dhawow

Fadlan haddii aadan horey isu diiwaangelin, daawo muuqaalka hoose si aad isku diiwaangeliso.

Gal Cinwaankaaga