M4.4- Sida la isaga kala gudbo galalka (Folders) horey iyo gadaalba

Daawo muuqaalkan si aad u barato habka aad isaga kala gudbi lahayd meelaha kala duwan ee ay xogtaada ku jiraan. Tusaale, sida aad folder u furi lahayd, isla markaana aad dib ugu laaban lahayd folderkii hore ama meeshii hore aad ka soo gashay.

Certificate Code

[login_fail_messaging]

Soo Dhawow

Fadlan haddii aadan horey isu diiwaangelin, daawo muuqaalka hoose si aad isku diiwaangeliso.

Gal Cinwaankaaga