M4.2- Kala baro waxa ay kala yihiin xog (File) iyo Gal (Folder)

Xogta Computerkaaga ku jirta waxaa loo kala saaraa 2 qeybood (Xog oo ah File) iyo (Gal oo ah Folder). Tusaale ahaan sawirka waa xog ama File, meesha aad ku keydsan lahaydna waa Gal ama Folder. Daawo Muuqaalkan.

Soo Dhawow

Fadlan haddii aadan horey isu diiwaangelin, daawo muuqaalka hoose si aad isku diiwaangeliso.

Gal Cinwaankaaga