M3.3- Sida aad uga kala gudbi lahayd barnaamijyada kuu furan

Mararka qaar, dhowr barnaamij ayaad furaneysaa si aad u adeegsato. Daawo muuqaalkan si aad u barato hab fudud misena degdeg badan oo aad ugu kala gudbi karto barnaamijyada kuu furan si aad marba mid u adeegsato.

Certificate Code

[login_fail_messaging]

Soo Dhawow

Fadlan haddii aadan horey isu diiwaangelin, daawo muuqaalka hoose si aad isku diiwaangeliso.

Gal Cinwaankaaga