M2.3- Kala ogow barnaamijyada furan iyo kuwa aan furneyn

Si fudud u kala baro barnaamijyada ku jira Computer-kaaga ee furan iyo kuwa aan furneyn. Waxa ay kaa saacidi kartaa in aad fahanto tirada barnaamijyada ee kuu furan. Baro oo daawo muuqaalka hoose.

Certificate Code

[login_fail_messaging]

Soo Dhawow

Fadlan haddii aadan horey isu diiwaangelin, daawo muuqaalka hoose si aad isku diiwaangeliso.

Gal Cinwaankaaga