M2.1- Qeybaha (Start Menu) iyo waxa ay yihiin (Pinned Apps)

Baro qeyb muhiim ah oo aad markasta adeegsan doonto marka aad Computerkaaga adeegsaneyso, waa qeybta ah Start Menu, waa meesha aad ka heli karto barnaamijyada Computerkaaga ku jira oo idil. Fadlan daawo muuqaalka!

Certificate Code

[login_fail_messaging]

Soo Dhawow

Fadlan haddii aadan horey isu diiwaangelin, daawo muuqaalka hoose si aad isku diiwaangeliso.

Gal Cinwaankaaga