M15.2- Wax ka ogow qalabyada Computer-kaaga iyo awoodda ay leeyihiin iyo cabiradooda (Sida maskaxda)

Awoodda Computer-kaaga waxa ay ku xirantahay cabirka qalabyada kala duwan ee ku xiran, sida cabirka CPU, RAM iwm. Computeradu waa ay kala awood badanyihiin iyadoo ay awooddiisa ku xirantahay qalabyada aan kuu soo sheegay. Ogow awoodda computer-kaaga iyo cabirrada qalabyada ku xiran.

Certificate Code

[login_fail_messaging]

Soo Dhawow

Fadlan haddii aadan horey isu diiwaangelin, daawo muuqaalka hoose si aad isku diiwaangeliso.

Gal Cinwaankaaga