M14.3- Baro sida loo adeegsado (Task Manager) ama loo xiro barnaamijka diida in uu xirmo

Mararka qaar, Computerkaagu waa uu adkaanaayaa, shaqada ayaa ka badaneysa, waa uuna diidaayaa in uu meelna u dhaqaaqo, ama barnaamijyada qaar ayaa shaqada joojinaaya iyaga oo diidaya xitaa in ay xirmaan. Baro sida loo xalliyo caqabaddan caanka ah.

Certificate Code

[login_fail_messaging]

Soo Dhawow

Fadlan haddii aadan horey isu diiwaangelin, daawo muuqaalka hoose si aad isku diiwaangeliso.

Gal Cinwaankaaga