M14.2- Baro sida loo kala ilaaliyo xog isku midka ah ee magacyadooduna isku mid yihiin.

Hadii 2 sawir aad hal folder ku ridato, nooca 2daas sawirna ay isku mid yihiin, isku magac ma noqon karaan. Sidaa darteed, hadii aad isku magac ka dhigto Computerkaagu kaama yeelayo oo isaga ayaa magacyo kala duwan siinaya. Ku baro muuqaalkan sida aad u kala duwi lahayd magacyada xogta isku midka ah.

Certificate Code

[login_fail_messaging]

Soo Dhawow

Fadlan haddii aadan horey isu diiwaangelin, daawo muuqaalka hoose si aad isku diiwaangeliso.

Gal Cinwaankaaga