M13.3- Baro barnaamijyada ku imaada Computer-kaaga ee ay tahay in aad adeegsato.

Barnaamijyada ku jira Computerkaaga, kuwana adigaa ku shuba, kuwana waa ku yimaadaan oo uma baahna in aad adiga ku shubto. Barnaamijyada ku imaada Computerkaaga waxaa ku jira kuwa muhiim ah oo ay tahay in aad barato adeegsigooda, ku baro casharkan kuwa ugu muhiimsan oo bilow adeegsigooda.

Certificate Code

[login_fail_messaging]

Soo Dhawow

Fadlan haddii aadan horey isu diiwaangelin, daawo muuqaalka hoose si aad isku diiwaangeliso.

Gal Cinwaankaaga