M13.2- Qurxi (Taskbar-kaaga) ama u wareeji dhanka aad jeceshahay – Geesaha ama kor.

Taskbar, horey ayaad u soo baratay, waa meesha aad ka heli karto barnaamijyada furan ee aad ku shaqeysaneyso. Waa meel aan qarsoomin oo markastaa muuqata si aad si fudud ugu hesho barnaamijyada howlahaaga kuu haya. Waxa badan ayaad ka badali kartaa Taskbar-kaaga, ku baro muuqaalkan.

Certificate Code

[login_fail_messaging]

Soo Dhawow

Fadlan haddii aadan horey isu diiwaangelin, daawo muuqaalka hoose si aad isku diiwaangeliso.

Gal Cinwaankaaga