M13.1- Baro waxa la yiraahdo (Action Center) meesha aad ka dooran karto waxyaabo muhiim ah sida Wireless-ka.

Action Center, waa meel aad ka dooran karto waxyaabo muhiim u ah shaqadaada, sida meesha aad ka daari lahayd ama damin lahayd Wireless-ka Computerkaaga, meesha aad ka damin lahayd Bluetoothka Computerkaaga hadiiba uu leeyahay iyo qeybo kale oo muhiim ah. Ku baro casharkan intaa iyo ka badan.

Certificate Code

[login_fail_messaging]

Soo Dhawow

Fadlan haddii aadan horey isu diiwaangelin, daawo muuqaalka hoose si aad isku diiwaangeliso.

Gal Cinwaankaaga