M12.3- Ka hortag in Computer-kaaga ku dhaco Fayras (Si fudud u baar hadii Computer-kaagu ku jiro Virus)

Computer-kaaga waxaa soo weerari kara Virus, wuxuuna kaaga iman karaa meelo kala duwan sida, internet-ka, Falaash, Memory Card, Hard Disk, iwm, ama barnaamij Virus uu ku jiro ayaa laga yaabaa in aad Computerkaaga ku shubto, Windows 10, waxa uu leeyahay qeyb ka hor tagta Virus-ka, waxaa loo yaqaanaa Windows Defender. Wax badan ka baro oo ka hortag Virus-ka noocyadiisa kala duwan.

Soo Dhawow

Fadlan haddii aadan horey isu diiwaangelin, daawo muuqaalka hoose si aad isku diiwaangeliso.

Gal Cinwaankaaga