M11.1- Ku adeegso Computer-kaaga in ka badan 1 luqad (Iskuna badalo marba midka aad doonto)

Ma tahay qof wax ku qora in ka badan hal af (Luqad)? Casharkan ku baro sida aad Computerkaaga uga dhigan lahayd mid kuu qora 2 luqadood ama ka badan, iyo sida aad isaga kala gudbi lahayd luqadahaas oo marba aad midka aad doonto u dooran lahayd.

Certificate Code

[login_fail_messaging]

Soo Dhawow

Fadlan haddii aadan horey isu diiwaangelin, daawo muuqaalka hoose si aad isku diiwaangeliso.

Gal Cinwaankaaga