M10.3- Sida magaca looga badalo falaashka, memori kaarka, iwm (ama loo Format-gareeyo)

Ma leedahay Falaash ama Memory Card? Hadii aad leedahay, si fudud ayaad uga badalan kartaa magaca ku qoran, ama waad Format gareyn kartaa si aad uga tirto hal mar xogta ku jirta oo idil. Tusaale ahaan, baro sida aad magaca falaashkaaga uga dhigan lahayd telefoon numberkaaga si hadii uu qof kale helo uu u arki lahaa telefoon numberkaaga kuuguna soo celin lahaa.

Certificate Code

[login_fail_messaging]

Soo Dhawow

Fadlan haddii aadan horey isu diiwaangelin, daawo muuqaalka hoose si aad isku diiwaangeliso.

Gal Cinwaankaaga