M10.2- Sida aad xogtaada ugu qaadan lahayd falaash, memori kaar iwm (ama aad uga shuban lahaydba)

Ku baro casharkan sida aad xog ku jirta computerkaaga sida sawirro ugu shuban lahayd Falaash ama keyd kale si aad u geysato Computer kale. Waa ay fududahay sida xogta aad daneyneyso u qaadan lahayd una geysan lahayd Computer kale.

Certificate Code

[login_fail_messaging]

Soo Dhawow

Fadlan haddii aadan horey isu diiwaangelin, daawo muuqaalka hoose si aad isku diiwaangeliso.

Gal Cinwaankaaga